Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

SHEEKO JACEYL

KU SOO DHAWAADA WEBSITE MOHAMED MY PHOTO QURAAN KARIIM CIGAALSHIDAL INDIA MUSIC SHEEKO JACEYL JACAYLKII QII SA DALA HA BY RUMAN9C@HOTMAIL. Heeso somali ah Welcome To My Homepage Guest Book Guest Book Guest Book 2010 

SHEEKO JACEYL

UMMALEEY JACAYL
Midhaha waxa sameeyay Cabdi Aadan Xayd (Qays]
Waxa ku luuqeeya, Axmed Gacayte

Umaleey jacayl
Weli jaar ma noqoteen?
Jid ma wada lugeyseen?
Ma la cuntay jidiin wali?
Jihaad ma isku aragteen?
Jiidhkaad ka dhalatiyo?
Ma kaa jaray dadkiinii?
Gooni socod makaa dhigay?

Umaleey Jacayl
Wali jiif ma kugu helay?
Jir-jirada ma kaa galay?
Hadba dhinac ma ku jaray?
JIbaadka iyo taahii
Jeerdhaaf ma oydoo
Ilmo jagac ma kaa tidhi?

Umaleey Jacayl
Jalow ma kula yidhi?
Jarro adag ma kugu xidhay?
Heeryo jaan ma kugu raray?
Jilbahana ma kuu riday?
Waxaad jeefad socotaba
Intuu jalowgii kula dhacay
Lugahaad ku joogtiyo

Insert Sub Header Here

Insert descriptive text which supports the above header. Insert descriptive text which supports the above header.Insert descriptive text which supports the above header. Insert descriptive text which supports the above header.

Insert Another Sub Header Here